Shirkadaha Diyaaradaha oo loo diiday in Dhuusomareeb u qaadaan Cabdi Xaashi iyo Qoor Qoor oo…

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Shirkadaha Diyaaradaha dalka ka howlgala lagu amray in magaalada Dhuusomareeb usoo qaadi karin Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Cabdi Xaashi Cabdulaahi. Masuuliyiin katirsan Shirkadaha ayaa laga soo xigtay in amaro kala duwan oo kasoo gaaray dowlada Federaalka iyo Galmudug loogu sheegay in aysan Dhuusomareeb usoo … Continue reading Shirkadaha Diyaaradaha oo loo diiday in Dhuusomareeb u qaadaan Cabdi Xaashi iyo Qoor Qoor oo…